Turkiga oo Maanta Gargaar Geeyey Muqdisho
Gargaar

Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu…

FacebookTwitterGoogle+Share
Faahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan qaraxii ka dhacay Muqdishu
Qaraxa nasahablood

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax Gaari, kaasi oo ka dhacay inta u dhaxeysa Xaawo-taako iyo Daljirka Daahsoon, gaar ahaan afaafka hore ee…

XOG:- Wararkii Ugu Dambeeyay Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Xukuumada Cusub Ee R/wasaare Kheyre.
ddd

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ay wadaan olole ka dhan ah Xukuumadda cusub ee…

SAWIRRO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Yeesha Xildhibaanada Soomaalida Ee Dalka Kenya.
F 1

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay xildhibaanada Kenya ee kasoo jeeda Gobolka Soomaalida Waqooyi Bari iyo…

WAR DEG DEG AH:- Qarax labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo Xarun Muhiim ah oo..
qarax_baabuur2

Qarax xooggan ayaa Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Hotelka Naaso Hablood 2 oo ku yaalla degmada Xamar weyne. Qaraxa oo ahaa…

DEGDEG: Qarax ka dhacay Muqdishu.
BREAKING_NEWS

sida ay ku waramayaan dad goobjoogayaal ah qarax nuuca uu yahay aan ilaa iyo hadda laga helin faahfaahin badan ayaa waxa laga maqlay agagaarka Zay…

Axmed Madoobe oo la hadlay dadka dhaliilsan Wasiirada Cusub
Axmed Madoobe

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo Arbacadii  ku  laabtay Magaalada Kismaayo, ayaa si diiran u soo dhaweeyay magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee…

Wasiirada Arimaha dibeda IGAD oo maanta Nairobi ku shiraya
Wasiradda arimaha dibadda

Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya maanta waxaa ka dhacaya shir ay yeelanayaan Wasiirada arimaha dibeda Dowladdaha xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD. Shirkan ayaa…

Shariif Xasan : Waa in la sii daayaa Maxaabiista Soomaalida ee ku xiran Itoobiya
Shariif-Xasan

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay dadka ka soo jeeda deegaanada Maamulkiisa ee kuixran Dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Puntland….

Akhriso Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo war kasoo saaray Go.anka Raisal Wasaare Kheyre…
qoraalka

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug ayaa war kasoo saaray go.anka raisal wasaare kheyre. War Saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan. Halkan ka aqriso.

Amaanka Guud ee Magaalada Baraawe oo si Weyn loo adkeeyay iyo Ciidamo dheeraad ah oo..
Baraawe

Wararka naga soo gaarayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in amaanka aad loo adkeeyey, xilli habeen ka hor magaaladaasi, uu ka…

Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiska Puntland ay la gashay DP World
Puntland

Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mid ah Xildhibanaada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay heshiis ay wada galeen Maamulka Puntland iyo Shirkada DP World…