Golaha88 oo Shakhsiga Sannadkii 2015-ka u Aqoonsaday Ra’iisal Wasaarihii Hore Cabdiweli Sheekh Axmed

Xarunta Gorfeynta Siyaasadda iyo Falanqeynta Arrimaha Soomaaliya ee 88 ayaa shakhsiga sannadkii tegay ee 2015-ka u aqoonsaday ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumaddii federaalka Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed. Golaha ayaa ku qiimeeyay hawl-qabadkiisii mudadii uu joogay xafiiska iyo sida uu ugu dadaalayay in uu waxbadan qabto.

Golaha88 ayaa u rajeeyay Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed sannad wanaagsan iyo in hamigiisa wax uqabashada Soomaaliya uu Alle u hirgeliyo.

 

 

About

No comments yet Categories: World

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *