(Sawirro) Ma Doonaysaa inaad Nairobi ka Degtid Xaafad Istraatiiji ah?

Hadday Jawaabtaadu tahay haa, waxaa laguu hayaa guryo iib ah oo ka koowan saddex qol iyo saddex musqulood (Three Bedrooms and Three Bathrooms) Waxaa u sii dheer fadhi waasac ah (a large living room) qeyb loogu talagalay in la dhigto miiska qadada (dining table space).

Waxaa kaloo intaa sii dheer keyd amma bakhaar (Store) aad u ku keydsan kartid wax kasta oo aad doontid.Waxaa kaloo guryahaasi ay leeyihiin barxad ballaaran oo loogu talagalay inay caruurtu ku ciyaaraan (Playground), Barkado lagu dabaasho (Swimming pools) waana xaafad amnigeeda la sugay (Secured Gate)

Guryahaasi waxay ku yaaliin goob aad u qurux badan oo ka tirsan xaafadda Malalonga ee magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, waxayna ku dhowdahay garoonka diyaaradaha ee Jomma Kenyatta Airport.

Quryahaasi waxaad ku heli doontaa qiime aad u macquul ah, wixii faah faahin intaasi dheer waxaad kala xiriiri kartaa telefoonadan Hoos ku qoran:

6192747814 oo laga helo Jaamac Yare
6235009926 oo laga helo Nasiib
6178325148 oo laga helo Axmed
254715596666 oo laga helo Khadar Cabdi Bare

Daawo Sawirrada

malalonga4 malalonga3 malalonga2 malalonga1

About

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *